Madaxweyne Farmaajo oo kulan xasaasi ah la qaatay Taliska ciidanka Booliska (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  ayaa xalay kormeer ku tagay Xarunta Xarunta Taliska Booliiska Soomaaliyeed, isaga oo kulan gaar ah la qaatay Saraakiisha ciidanka Booliska. Madaxweyne Farmaajo ayaa kormeeray qeybaha kala duwan oo uu ka kooban yahay taliska,waxaana uu saraakiisha  kala hadlay sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta ka dhaxaysa Booliiska iyo … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo kulan xasaasi ah la qaatay Taliska ciidanka Booliska (Sawirro)